Aasaaskii iyo Dhagaxdhigii Dhismaha Xarunta Dhexe Ee Ciidanka Dab-demiska Somaliland.

Xarunta Dhexe Ee Ciidanka Dab-demiska ayaa laga aasaasay Magaalada Hargeysa, taasoo baahi weyn loo qabay dhismaha waxaana dhagax dhigay Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Maaliyada.

Dhismaha Xarunta laga dhagax dhigay ayaa ahayd goob ay ka buuxaan Qashin iyo Xashiish waxaana Ciidanku ka gureen goobtaas Qashin aad iyo aad u badan sida ka muuqata Sawirada hoos ku xusan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *