Casharo ku Saabsan Gargaarka Degdega ah First Aid+ oo Ciidanka Dab-demisku Qaateen.

Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland ayaa badanaa gala hawlgalo adag kuwaasoo u badan Samatabixin iyo Badbaado, taasoo la soo badbaadiyo Dad, Xoolo iyo Xayawaan ba. sidaa daraadeed ciidanku waa inuu wax badan ka ogaadaa kana fahansanaadaa Qaabka loo sameeyo Gargaarka Degdega ah ( First Aid+).

Hadaba iyadoo taa laga duulayo ayaa waaxda Caafimaadku waxay Ciidankaa siisaa tababaro joogto ah oo ku saabsan qaabka loo sameeyo Gargaarka Degdega ah marka lagu gudo jiro hawlgalada iyo xaalad kasta oo uu qofku la kulmo.

Ciidanka ayaa markastaba qaata tababaran, waxaana ay ka mid tahay tababarada aasaasiga ah ee Ciidanka Dab-demisku bixiyaan.

Somaliland Fire Brigade and Rescue Service
Hargeisa/Somaliland
990 Emergency Call
Somalilandfire@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *