Culuumta Islaamiga ah oo Ciidanka Dab-demisku ku Qaataan Xarumaha kala duwan ee Ciidanka.

Hargeysa_ Ciidanka Dab-demiska Qaranka ayaa qaata Culuum kala duwan, kuwaasoo ay ugu horeeyaan Culuumta Daraasaadka Islaamiga ah, taasoo ah muhiimada koowaad ee nolosha.

Ciidanka ayaa xooga saara in dhamaan xubnaha ciidanku ay noqdaan kuwo ka dhisan dhanka Diinta, sidaa daraadeed waxaa dhamaan xarumaha kala duwan ee Ciidanka Habeen iyo Maalinba ka socda duruusta kala duwan ee Islaamiga ah sida Quraanka, Axaadiista iyo Duruusta kale ee muhiimka ah.

Duruustan ayaa ciidanku si weyn uga faa’ideen iyagoo habeen iyo maalinba inta shaqada ay ku jiraan, dhanka kalena casharadaas ka faa’ideysta.

Somaliland Fire Brigade and Rescue Service
Hargeisa/Somaliland
990 Emergency Call
Somalilandfire@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *