Tababarka Shuruucda Darawalnimo iyo Nabadgelyada Waddooyinka oo Ciidanka Dab-demisku Qaateen.

Ciidanka Dab-demiska ayaa Qaatay Tababar ku Saabsan Shuruucda Darawalnimo iyo Nabadgelyada Waddooyinka, waxaana tababarkaas qaatay dhamaan Xubnaha Ciidanka Maamul iyo Ciidanba.

Tababarkan ayaa si gaara waxaa uga sii faa’ideystay Xubnaha Gaadiidka Ciidanka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *