Taliyaha Ciidanka Dab-demiska oo ka Qayb galay Munaasibada Xilwareejinta Ciidanka Booliska.

Hzrgeysa- Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili ayaa manta ka Qayb galay Munaasibad Ballaadhan oo ka dhacday Taliska Guud ee Ciidanka Booliska, taas oo ay xilka kula wareegayeen Taliyaasha Cusub ee dhawaan loo soo Magacaabay Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale iyo Sareeye Guuto Cabdi Xasan Mire.

Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska
Hargeysa/Somaliland
990 Gurmadka Degdega ah
Somalilandfire@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *