Shax Muujinaysa Tirada Hawlgalada Ciidanka Dab-demisku galeen.

Halkan waxaa ku cad Tirada Guud ee Gurmadka Hawlgalada Dabka, Samatabixinaha Dad, Xoolo iyo Xayawaanba. sidoo kale hawlgalada kale ee Ciidanku ka qayb qaatay sida gurmadka Gaadiidka, Duufaanada, Dabaylaha iyo Daadadka iyo waliba abaaraha.

Shaxdan oo ah ta rasmiga ah Ciidanka Dab-demisku ka qoro dhammaan hawlgalada ciidanku galo ayaa waxaa ku cad sannadada hawlgaladu dhaceen, tirada hawlgalada, daqiiqadaha iyo saacadaha loo baxay hawlgaladaas, biyaha loo adeegsaday iyo Hantida la badbaadiyay muddadaas.

Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska
Hargeysa/Somaliland
990 Gurmadka Degdega ah
Somalilandfire@gmail.com

Halkan ka akhriso shaxdaas oo dhamaystiran:

YEARS EmergeMinute Hour Water Money Saved
2014   120 2,169 36 2,028 $ 6,171,949
2015   626 6,210 103 6,008 $ 8,580,061
2016   235 5,582 93 4,110 $ 8,138,740
2017 585 6,197 11 5,144 $ 8,572,454
2018 617 13,563 226 4,955 $ 60,320,586
Total   2,180 33,721 469 22,245 $ 91,783,790

Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska
Hargeysa/Somaliland
990 Gurmadka Degdega ah
Somalilandfire@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *