Ciidanka Dab-demiska oo Damiyay Bal Ku Gubtay Guri ku yaalla Duleedka Galbeed ee Hargeysa.

Hargeysa_ Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa oo maanta damiyay Bal ku Gubtay Guri ku yaalla Duleedka Galbeed ee Magaalada Hargeysa. Ciidanka Dab-demiska ayaa Dabkaa ka xakameeyay inuu ku fido Guryihii u dhawaa goobta balku yaalay.

Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska
Hargeysa/Somaliland
990 Gurmadka Degdega ah
Somalilandfire@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *