Ciidanka Dabdemiska Caasimada Hargeysa ayaa damiyay dab qabsaday Guri Daara oo ku yaalla Xaafada 150 ee Hargeysa.

Hargeysa _ Ciidanka Dabdemiska Caasimada Hargeysa ayaa damiyay dab qabsaday Guri Daara oo ku yaalla Degmada Ibraahim Koodbuur ee Hargeysa.

Dabkan ayaan sababin khasaare Dhimasho iyo Dhaawac midna.

Warbaahinta Ciidanka Dabdemiska JSL
Hargeysa/ Somaliland
990 Emergency Call Somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *