Ciidanka Dabdemiska Gabiley oo Maanta Wiil Dhalinyara ka soo Samatabixiyay Musqul La Duntay.

Hargeysa- 01/12/2019 Ciidanka Dabdemiska Gabiley oo Maanta Wiil Dhalinyara ka soo saaray Musqul La Duntay Xaafada Dhoobo ee Degmada Laag Barako ee Magaalada Gabiley.

Ciidanka oo adeegsanaya xirfada samatabixinta iyo badbaadada, isla markaana adeegsanaya qalabka badbaadada ayaa wiilkaas ka soo samatabixiyay godka.

Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska JSL

Hargeysa/Somaliland

990 Emergency Call

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *