Taliyaha Ciidanka Dabdemiska Somaliland Oo ka Qayb qaatay kulan labba Maalmood soconayay oo lagu Unkayo Buugga Hagaha Habraacyada Koronto Galinta Dhismayaasha.

Hargeysa-Taliyaha Ciidanka Dabdemiska Somaliland Oo ka Qayb qaatay kulan labba Maalmood soconayay oo lagu Unkayo Buugga Hagaha Habraacyada Koronto Galinta Dhismayaasha.
Kulankan waxaa ka soo qeyb galay Hayadaha dawladda iyo Kuwa gaarka ah ee ay quseeyaan habraacayaasha.

Buugan ayaa wax badan ka tari doona Qaabka ugu sahlan ee habraaca Koronto galinta dhismayaasha.

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Dabdemiska JSL Hargeysa/ Somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *