Gaadiidka Cusub ee Ciidanka Dab-demiska Sanadkii 2019

Gaadiidka Cusub ee Sanadkii 2019 ku soo kordhay Ciidanka Dab-demiska 11 Gaadhi oo 5 Gaadhi oo ka mida ay bixisay Dawlada Hoose Hargeysa oo u hormuud u yahay Duqa Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco, 2 Gaadhi oo ay bixisay Dawlada Hoose ee Gabiley, halka 4 Gaadhina laga soo iibiyay Miisaaniyada Ciidanka Dab-demiska..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *