Caruur Ambatay oo Ciidanka Dab-demisku Baafiyay

Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa baafin ku sameeyay laba caruura oo ka soo ambaday qoysaskoodii, baafin dheer kadibna ciidanku wuxuu caruurtii la helay qoysaskoodii iyo waalidiintoodii.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *