Nin Maskaxda ka Jirran oo Ciidanka Dab-demisku gaadhsiiyeen Cisbitaalka Hargeysa.

Hargeysa- Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa Nin Maskaxda ka jirran isla markaana dhaawac kaga yaallay gacanta gaadhsiiyay cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa.

Ciidanka ayaa ninkan ka soo qaaday xaafada Istaad Hawska ee Magaalada Hargeysa, waxaana ciidamadu ku wareejiyeen masuuliyiinta cisbitaalka hargeysa, halkaas oo dabiib ka helay.

Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska Somaliland
Hargeysa/Somaliland
Somalilandfire@gmail.com
990 Emergency Call

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *