Ciidanka Dab-demiska Hargeysa oo Diig isagoo nool ka soo saaray Musqul uu ku dhacay Xaafada Libaaxyada ee Degmada Maxamuud Haybe.

Ciidanka Dab-demiska Hargeysa oo Diig isagoo nool ka soo saaray Musqul uu ku dhacay Xaafada Libaaxyada ee Degmada Maxamuud Haybe.

Diigan ayaa Musqusha ku dhacay shalay galinkii dambe sida dadkii hoygaa degenaa ciidanka u sheegeen, waxaana samatabixintan fuliyay ciidanka Dab-demiska Xarunta Maxamuud Haybe ee Hargeysa.

Xafiiska Warbaahinta & Wacyigelinta
Ciidanka Dab-demiska Somaliland
Hargeysa/Somaliland
Somalilandfire@gmail.com
990 Gurmadka Deg-dega ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *