Burco Ciidanka Dab-demiska Burco ayaa maanta damiyay Dab qabsaday Guri Jiingada oo ku yaalla Degamada Lixle ee Magaalada Burco.

#Burco Ciidanka Dab-demiska Burco ayaa maanta damiyay Dab qabsaday Guri Jiingada oo ku yaalla Degamada Lixle ee Magaalada Burco.

Dabkan ayay ciidanku ku koobeen gurigii uu ka bilaabmay, halkaas oo ay guud ahaanba ka xakameeyeen guryihii ka ag dhawaa goobtaas si aanay khasaare intaa ka badani dabku u geysan.

Sababta dabkan dhalisay ayaan ilaa hadda la garanayan waxaana waxaana gacanta ku haya laamaha amaanka.

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Dabdemiska
Burco/Somaliland
Somalilandfire@gmail.com
990 Emergency Call Center

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *