Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland oo damiyay dab qabsaday Beer ku taalla Ceerigaabo.

#Ceerigaabo Xubnaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland ee ku Hawlan kala xulista xubnaha loo tababarayo Ciidanka Dab-demiska Ceerigaabo ayaa maanta iyagoo ku guda jira shaqadii qabashada araajida ka hawlgalay Dab ka dhacay Magaalada Ceerigaabo.

Dabkan ayaa noociisu ahaa dhir waaweyn oo Dab qabsaday. Ciidanka oo Dab-demiska ayaa damiyay dabkaas kuna guuleystay inay xakameeyaan dabkaas.

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska
Ceerigaabo/Somaliland

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *