Berbera Ciidanka Dab-demiska Berbera oo ilaa maanta ku hawlan samatabixinta dadweynaha ay Guryaha ugu galeen Daadadku, waxaana ciidanku samatabixiyeen 15 Qof.

#Berbera Ciidanka Dab-demiska Berbera oo ilaa maanta ku hawlan samatabixinta dadweynaha ay Guryaha ugu galeen Daadadku, waxaana ciidanku samatabixiyeen 15 Qof.

Sidoo kale Ciidanka ayaa ku hawlan sidii Biyaha looga saari lahaa guryaha.

Dhanka kale Ciidanka Dab-demiska Berbera ayaa damiyay Dab shoodh laydh ah oo ka kacay Kaalin Shidaal oo lagu magacaabo Qoor’madoobe, taasi oo ciidanku ku guuleysteen daminta dabkaas.

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska
Berbera/ Somaliland
990 / Gurmadka Degdega ah
Info@Somalilandfire

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *