Hargeysa _ Ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa maanta hawlgalo kala duwan ka galay gudaha magaalada Hargeysa.

Hargeysa _ Ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa maanta hawlgalo kala duwan ka galay gudaha magaalada Hargeysa.

Ciidanka Dab-demiska taliska guud ayaa ka hawlgalay laba hawlgal oo kala ahaa Guryo ku gubtay Degmada Gacan-Libaax ee Hargeysa.

Dhinaca kale Ciidanka taliska ayaa bissad yar ka soo samatabixiyay Musqul xaafada Idaacada.

Ciidanka Dab-demiska macallin Haaruun ayaa Gaadhi badbaadiyay Dooxa weyn.

Guud ahaan hawlgaladaas ayaa ku soo dhamaaday guul.

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska
Hargeysa/ Somaliland
990 Emergency Call

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *