Ciidanka Dab-demiska oo ka hawlgalay Guri ku gubtay magaalada Hargeysa.

Hargeysa- Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa oo habeenimadii xalay damiyay dab qabsaday guri daara oo ku yaala degmada Axmed dhaga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *