Ciidanka Dab-demiska oo damiyay dab ka dhashay Haanta Gaasta Cuntada.

#Hargeysa Hawlgal maanta Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ugu baxeen Guri ku yaalla Degmada 26 June, waxaana ciidanku damiyay dab ka dhashay gaasta cuntada lagu karsado.Ciidanka oo adeegsanaya xirfada daminta haamaha gaasta, kuwaasoo ciidamadu tababaro kala duwan ku qaateen qaababka ugu habboon ee loo damiyo haanta ayaa ku guuleystay inay ku damiyaan haantaas si fudud.Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska JSLHargeysa/Somaliland990 Emergency CallInfo@Somalilandfire.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *