Ciidanka Dab-Demiska G/Gabiley Oo Nin kasoo Badbaadiyey God Bulaacad ah.

Gabiley: Ciidanka Dab-demiska Gabiley ayaa maanta gurmad samatabixina u fidiyay Nin Bullaacad ku dhacay degmada New Gabiley.

Ciidanka oo adeegsanaya xirfada samatabixinta ayaa ninkaas ka soo saaray godka, waxaana dhaawacyo ka soo gaadheen Lugta oo uu ka jabay iyo Madaxa dhaawac kasoo gaadhay.

Ciidanka ayaa dhaawacii soo gaadhsiiyay cisbitaalka Gabiley.

Xafiiska Warbaahinta CDQ
Gabiley/ Somaliland
990 Gurmadka Degdega

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *