Alle Naxariisti Jano Ha Ugu Deeqo Dr-Nasir Iyo Maxamed Oo Hal Sano Kahor Shil Baabur Ku Naf waayey.

Alle Naxariistii Janno haka waraabiyee, waxaa maanta muddo hal sanno ah ka soo wareegtay geeridii naxdinta lahayd ee ku timi labadii sarkaal ee Ciidanka Dab-demiska A.H.U.N Naasir Cumar Cabdi & Maxamed Cilmi Cali.

Maanta waa maalin Jimce ah aynu u ducayno in Ilaahay Jannooyinkiisa ku casuumo.

Aamiin Aamiin Aamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *