Ciidamadda Dab-Demiska Ee Laascaanood Iyo BerBera Oo Ku Guuleystay In Ay Xakameeyaan Dab Ka Kala Dhacay Degmooyinkaasi.




Ciidamada Dab-demiska Laascaanood iyo Berbera oo sameeyay hawlgalo Dab lagu daminayo.


Warbixin Ciidamada Dab-demiska magaalooyinka Laascaanood iyo Berbera ayaa ku guuleystay daminta dab ka dhacay degmooyinkaasi.

Dabkan ayaa kala ahaa guri Jiingada iyo xashiish dab wayni ka kacay, waxaana dabkaas lagu xakameeyay halkii uu ka bilaabmay.

Ma jirin khasaare dabkaasi sababay, waxaana ciidanka Dab-demiska hawlgaladan kala shaqeeyay ciidamada ammaanka Somaliland.

Xafiiska Warbaahinta CDQ
Hargeysa/Somaliland
990/Gurmadka Degdega ah
Somalilandfire@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *