Taliyaha CD Oo Ka Qeyb Galay Shirka ka faa’ideysiga Biyaha Roobka Oo Ay Soo Qaban-qaabisay Wasaaradda Biyaha Somaliland

Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili ayaa maanta ka qayb galay munaasibad ay soo qaban qaabisay Wasaarada Horumarinta Biyaha Somaliland, lagunq daahfuray Barnaamij la magac baxay Gacmahaaga Biyo kaga dharag.

Munaasibadan waxaa daahfuray madaxweyne ku xigeenka Somaliland, waxaana ka soo qayb galay martisharaf badan oo ka kala yimi haayadaha dawladda, ciidamada iyo bulshadaba.

Intii kulankani socday waxaa lagu lafaguray sida ugu habboon ee looga faaideysan karo Biyaha Roobka, waxaana madashaas ka soo baxay qodobo lagu maareynayo arrimahaas.

Xafiiska Warbaahinta CDQ
Hargeysa/ Somaliland
990/ Emergency Call

Intii kulankani socday ayaa lagu lafaguray

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *