Ciidanka Dab-Demiska Laascaanood Oo Gurmad U Fidiyey Banjarle Gubtay.

Laascaanood Ciidanka Dab-demiska magaalada Laascaanood ayaa maanta damiyay Dab ka kacay Banjarle ku yaalla xaafada Toocil ee magaalada.

Ciidamada oo adeegsanaya qalabka ku habboon ayaa si dhakhso ah u damiyay dabkaas, mana jirin khasaare ka dhashay dabkaas.

Laamaha amaanka magaalada Laascaanood ayaa iyaguna dhankooda ka qayb qaatay hawlgalkaas.

Xafiiska Warbaahinta CDQ
Hargeysa/ Somaliland
990/ Gurmadka degdega ah
Somalilandfire@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *