Shil Baabuur oo Hal Qof ku Dhaawacmay kana dhacay Degamada Gacanlibaax

Ciidanka Dab-demiska Hargeysa oo habeenimadii xalay ka qayb qaatay Shil Baabuur oo ka dhacay Degmada Gacan-Libaax ee Hargeysa.

Shilkan ayaa sababay dhaawaca hal Qof oo ahaa mid kamida Darawaladii Gaadiidkaas waday. Labada Gaadhi ee isku dhacay ayaa ahaa Laba Bas.

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Dab-demiska
Hargeysa/Somaliland
Somalilandfire@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *